Home Islam Shopping Baafin Forums Sport  About Us Contact Us Search  
 
 

Waaberi studio

Main Menu

  What is New

  Quran

  Gallery

  Hambalyo

  News

  Chat Room

  Games

  Search

  Links

 

 

Hambalyo

 
Marka waxaan ku bilaabayaa magaca eebe marka xigta anigoo ah Calwiyo Cabdiraxiin oona ku nool dalka Finland gaar ahaan magaalada Tampere waxaan halkaan hambalyo aan ugu dirayaa Safiyo Jaamac iyo Saygeeda Xuseen oo dhawaan ku aqal galeen isla dalka Finland gaar ahaan xaafada her Fanta Safiyo iyo Xuseeyn waxaan idin leeyahay noqdo labadii isku waara oo iska hela wiil iyo caano gawar iyoo caano allow guurkiina kayeel kiilagu nastay oo lagu nagaaday guurkiina guur qeyr gurigiina gurigiina guri nagi 2006 hambalyo hambalyo ayaan idin leeyahay dhamaan reer aabe Jaamac iyo Qadro iyo habaryar Aamino ws wr wb
Waxaa halkan hambalyo iyo bogaadin ka diraya dadka kala ah Aabe cismaan cadowiyo Hooyo xaliimo maxamud,maxamed cismaan ,faadumo cismaan,siidcali cismaan,maryan cismaan,madiino cismaan,raaxo cismaan, safiyo cismaan, oktoobar cismaan iyo dhamaan caruurtooda waxay halkan uga hambalyey nayaa  gabadhooda nadiifo cismaan cadow iyo seygeeda c/wahaab c/raxmaan oo dhawaan meher koodu ka dhacay magaalada muqdisho,waxayna leeyihiin ha noqdo guur kooda midkii loo aayo ayna ka helaan ubad qeer qab.Aamiin  aamiin aamiin.
Reer kii  lagu  nasto lagu nagaado wada jiree nabad galaha alahayow idinka yeel ayaan idin leenahay.
Anigoo ah sahra cismaan cadow kuna magac dheer  Octobar,gabadheyda Mumtaas farxaan cali, gabadheyda Maaida farxaan cali iyo xaajigeyga Farhaan cali cosoble waxaan halkaan hambalyo uga direynaa  walaashey Nadifo cismaan cadow iyo walaal kay C/wahaab c/raxmaan c/dulle oo meher koodu ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaan leenahay ha noqdo mid uu ka danbeeyo  guur farxad leh  ilaahayna kala siiyo ubad qeer qaba oo anfaco diintooda,dalkooda iyo dad kooda.Aamiin  Aamiin-
HAMBALYO AROOS
waxaan udireyna tahniyad aroos ah cabdulaahi caydiid adar iyo ifraax sugri oo aroos koodu kadhacay south africa gaar ahaan magalada port alezabeth, anagoo kala ah hooyo iisnino iiman iyo aabe xasaan husen,nimco jamac,fardowza caydiid,nuuradiin sh. jeelaani,cabdi salam sh. cali,axmed haybe iyo xaaskiisa,ubax sh. jeelaani,zamzam sh. jeelaani,Aamiina sh. jeelaani,ramxa sh. muxumed gaani iyo niinkada,ruguya guura,axmed haadi sh. cali,magadin,Aamiina kaahin, aniisa sh. cali, xamdi m. gurxan. iyo MAAMUSH YARE ,dhamman dadkaas oo kala jooga. uk, usa, somali, south africa, kenya,sudan,saudi arabia, canada, swedan. waxaana leenahay  nogdo kuwii isku waara oo ubad khayr gaba kala hela. Aamiin  Aamiin Aamiin   

Anigoo ah Cabdulqaadir Buuxow Xaaji waxaan halkan hambalyo iyo boogaadin oogadireyaa walaasheyda Faadumo Maxamed Owfar iyo walaalkeyga Maxamed bin Maxamed inuu ilaahey kadhigo arooskooda kuwii isku waaro kala helo ubadqeyr qabo aamiin aamiin.anigoo kuhadlaayo magaca reer buuxow xaaji maxamed dhamaan
Waxaan halkaan hambalyo ugu diraya Filsan Maxamed iyo Farxaan Hassan ooo ku aqal galay magalada Marka ee dalka Somalia! Anaka kala eh sahra, Safia, Manal, Marwa, iyo Farxiyo
Name: faska haaji waxaan halkan uga hanbal yeeynaya ahmed C/llahi oo ku magac dheer <ahmed cade>iyo nasro farhan ahmed oo ku aqal galey magalada burco tariqda markey aheed 10/09/06 waxaan ura jeynaaya ku wii isku waaro alaha ka dhigo oo kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano aamiin aamin
Name: Amal - I like to tell my sister Suad Ayanal and Hassan Mohamued Salah. Hambalyo thier wedding that Happen Mpls, Mn. I wish them best amd good lucky in the future , Amiina Amiina

Muriidi Sharif Maxamuud iyo Ismahaan Abakar Cabduraxmaan

Name: Baazi Mungaana: Anigoo ku hadalaya magaca reer Mungaana Owfar. waxaan Hambalyo u direynaa. Walasheyna Faaduma Maxamed Owfar Iyo Walaalkeyga Maxamed Bin Maxamed. maalinta Axada 10/09/06 aqalkeleen cariga Ingriis, gaar ahaan magalaada London.waxaan leenahay. Aroos wanaagsan,Ilaahey haga dhigo kuwii isku waara ubad qeyr qaba kala. Aamin aamiin aamin


1-Prof.Abdirahman Omar Suufi iyo xaaskiisa
2-Abdirisaaq Omar Suufi (fayar) iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
3-Idiris Cumar Suuufi
4-Xamse Cumar Suufi
5-Cabdicasis Cismaan Suufi
6-Eng. Cabdinasir Suleman Abdi iyo xaaskis
7-Cabdisasalaan Aadan Ibraahim iyo xaaskiisa
8-Maxamed Aadan Saleban
9-Faarax Fadan Maxamud iyo xaaskiisa
10-Maxmaed Jabiye
11-Abdirahaman  Maxamed Ali (Dhacar)
iyo dhamaanba shaqalah suufi trading company waxay hanbalyo iyo bogadin u dirayan arooska iyo aroosada
Abdirahman Warsame Xayd
iyo
Raxma Cabdilaahi Cali
waxananu leenahay noqda kuwii isku wara ubad khayre qabana kal hela aamin aamin

 

Home | Contact | Somali Music | Somali Movies | About Us | News | Shopping | Search
Watch Online Television - Free Internet TV Channels
Copyright 2007 © Waaberistudio.co.uk