| |
Aniga oo ku nool
wadan ka Yemen waxaan halkaan ka baafinaya dhamaan
saaxibadey Axmed Maxamed Cali Kalaay. Yuunish Daahir
Shaarib. Liibaan Maxamed Maxamuud. Cali Xuseen Xasan.
Dahabo Isaaq Cabdi. Sahal Cali Maxamuud. dad kaa oo
ku kala nool Switzerland. Somaliya. Elatariya dadkaa
ha ilaga soo xariiraana emailka oo ah
mr_qanyare@hotmail.com
bye
|
ASC
, walayaal waxaan rabaa inaan halkan ka bafiyo my
best friend and my class mate wadanka holland. waxa
isla dhigan jirnay iskool ku yala Holland
Janlichthard school , holland. Magaceda is Samira,
walked waxa la dha MAjid, , and her older brother
Mohamed, intenaan isku iskuul ayaan ahayn. samira
iyo hoyadeed iyo familka dhan marki igu dambeysay
waxay ahayd 2000. waxayn au gureen iyada iyo
familkaba America, ka dibna ma ana iska heli wax
aqbar ah. Inshalaah who ever knows my friend Samira,
fadlan Emailkan ha igala so xariiro,
ilwaad_cadeey:hotmail.co.uk ama
lubi_maxamed@yahoo.co.uk
|
Salaamu caleykum walaaleyaal waa idiin salaamey
dhamaan salaan kadib anigoo ah Safiya Maye Abow oo
degan Nederland (Holland)waxaan jecelahay inaan
halkaan ka baafiyo saaxiibadeeyda qaaliga ah Hijra
Macaani Cali Abuukar oo markii iigu dambeysay la
iigu sheegay inaay joogto America waana Gudmani
qabiilkeeda hooyadeed waxaa la yiraahaa Muxibo
Nageey, Waana Luul Nageey walaasheeda iigu caawiya
waxaan aheen reer Marko deris iyo ehel iiguna soo
hagaajiya emailkaan
saafisaabir@hotmail
|
Waxaan halkaan ka baafinaa
gabar lagu magacaabo
Aamina Aadan
ah oo iigu war danbeysay iyada joogto
Ruushka lakin markii danbo aan ku maqlay in
aay Somali u laabatay markii aay dhameysay
jaamacada waxeey hooyadeed isbitaal ku
leedahay sida ku maqlay inta udhaxeyso Xamar
iyo Afgooye waxaa hooyadeed la dhahaa
Xaawo
fadlan cid ala
cidii taqaano qoftaan igala mise xataa
taqaano talefanka isbitaalkaas igala soo
xariir emailkaan
som_boy1@hotmail.com
fadlan waxaa ley dhahaa Cabdiqadir waad
mahadsantihiin
|
Waxaa halkaan ka baafinayaa
Maariya Cabdi wiilka la yiraado Suldaan Nayruus
Xaaji oo markii iigu danbaysay uu joogay Pakistan
hadaba qofkii yaqaana waxa uu igala soo xiriiri
karaa telkaa 004420876531238 uk wabilaahi toofeeq
ama maariyak4@hotmail.com
|
|
Marka Hore waan idin salaamey, Salaan ka dib Waxan
halkaan ka bafinaya Eko Shabeele waa haweney ah
hoyaday sxbteed markii igu wardanbaysayna waxa laigu
sheegay igiriska.waa carabsaalax qoladeeda wana reer
kismayo asalkedi hore.fadlan hadi aay jiraan cid
taqaan ama maqashay halka ay joogo igu so hagajiya
telfon numerkayga o ah 0046736341728.waxan ku
nolahay wadanka sweden.ama emailkayga o ah
iisha_afro@hotmail.com
wad salamantihiin
|
|
scww. waa Ciise Xaaji Maxamud degan magaalada
Amsterdam ee dalka Nederland. waxaan halkan ka
baafinayaa saaxiibkey Maxamed sheekh xassan bashiir
oo iigu war dambeysay 1965 magaalada Mogadisho. waa
reer Kismaayo xaafadda calanleey . waxaa leyga helaa
tel.0031-7773482 E.mail
farxan60@hotmail.com
|
|
Walaalayal marka hore waad salaamantihiin , salaan
kadib waxaan xalkaan ka baafinaya saaxiikeyga oo igu
war dambeysay muddo ku dhowaad 15 sano waxaa la igu
sheegay inuu ku noolyahay wadanka maraykankanka
waxaa la yiraxdaa magaciisa ( ALI MOHAMED SUFI
ABDALLA )oo ku magac dheer BAAFO waa caan BAAFOO oo
ah nin riwaayadaha samayn jiray 1960 waana
shaanshiyo . waxaa baafinaya saaxibkiisa HASSAN
BEGEDI ; waxaad iga soo xirii kartaanmail
Kulun_2@hotmail.com
waad mahadsantihiin salaamu alaykum waraxmatullahi
wa barakaatu
|
Alc salaan dib halkan
waxaan ka salaamyaa bahda baafinta salaan kadib
anigoo ah maxamed Suleymaan ayaan waxaan halkan
kabaafinayaa aderkay C/llaahi Xaaji Farax & Cade
Xusen Xaaji Xarax walaal hadii ay maqa laan ama
arkaan ha iga la soo xiriireen Email-ka
shiil200@hotmail.com
|
|
Asalaamu caleyku walaala yaal salaan kadib
walaalayaal waxaan halkan kabaafinayaa asxaabteyda
oo kala ah Zakariye Maxamuud Cabdiraxman oo iigu
wardan beysay isagoo jooga dalka kanada iyo saxibka
Maxamad Yare oo isagana iigu wardanbeysay isagoo
joogay magalada Muqdisho iyo Cabdullahi Warsame
Faarax ooisagana la iigu sheegay dalka Canada qofka
wax bafinaayo waa Wardo Osman waxaan jeclaan lahaa
in ay iimelkan igala soo xiriiran warda-osman@hotmail.com
mahadsanidiin
|
ASALAMA CALEKUM
WARAMA TULAHI WABA RAKATU waa salaman tihiin dhamaan
umada soomaliyed mel kasto aa jooktaan waxaa halkaan
ka baafinyaa Ayaan Maxamed
Ibraahin oo iigu war dambesay 1999 markaas ee
ku sukneed magaalada muqdisho walow ee mararka
qaarkood ee u baxdo gobolka ee kasoo jeedo
laascaanood qabiilkeedana waa dhulbahante hadaba cid
alaala iyo cidee garaneeso haiigu soo hagaajiso emel
marqaan29@hotmail.com wabilaahi
towfiiq
|
ASCWW halkan waxaan
ka salaamayaa bahda baafinta marka labaad waxaan
halkan ka baafinayaa gabadh aan saaxiib ahayn oo la
yiraahdo Casha Tahliil Ayaanle
oo markii iigu danbaysey joogtey magaalada Muqdisho
dagaalada ka hor ,magacaguna waa Sowsan Ahmed
Ibraahim marka hadii qof yaqaano gabadhaas ama
arkay haygala soo xiriiro email kaygan
susana_ibrahim@hotmail.com
|
|
Salaam Alaikum
dhamaantiin, walaalayaal waxaan halkaan ka
baafinayaa, aadna uga codsanayaa warbixinta
Faadumo Shariif Cusmaan
oo ku dhalatay Jilib, ayna iigu war danbaysay
sanadkii 1985. magaceyga: magacayga waa Cumar Cali
Cabdi emailkayga waa :
omire2001@yahoo.com
salaam dhamaantiin |